Skip to content

Sahanka Caafimaadka Dhimirka ee Bulshada 2024

Waaxda Caafimaadka Dadweynuha waxay samaynaysaa qiimayn caafimaadka bulshada (CHA) oo diiradda lagu saaray caafimaadka dhimirka. Waxaan u samaynay sahankan xog aruurinta ah si aan u ogaano caqabadaha iyo kheyraadka labadaba. Macluumaadka la ururiyey waxaa loo isticmaali doonaa in lagu horumariyo xeeladaha lagu wanaajinayo caafimaadka iyo fayo-qabka bulshooyinka.